Wasiirka Amniga iyo taliyaha booliiska oo looga yeeray golaha Shacabka (Akhriso)

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray in ay hor yimaadaan Wasiirka amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow iyo taliyaasha hoos yimaada. Qoraal loo diray Wasiirka amniga ayaa looga codsaday in beri oo talaado ah golaha shacabka ku hor yimaadaan isaga , taliyaha booliiska iyo sidoo kale agaasimaha Hay’ada Socdaalka iyo … Continue reading Wasiirka Amniga iyo taliyaha booliiska oo looga yeeray golaha Shacabka (Akhriso)